Soomaaliya: Mudnaanta hala siiyo illaalinta dadka naafada ah

In ka badan labaatan sano oo ay dagaalo ka socdeen Soomaaliya isla markaana uu xumaa adeega caafimaadka ayaa waxa ay Soomaali badan u horseeday inay ku dhacaan noocyada kala duwan ee naafanimada. Dadka naafada ah ee ku nool Soomaaliya ayaa waxa ay faquuq kala kulmaan qoysaskooda, bulshada iyo dowladda, mana helaan difaac dheeraad ah.

Choose a language to view report

Download PDF