SAMOS: “WAXAAN DAREEMEYNAA IN AAN KU XIRANNAHAY JASIIRAD”: XARIG SHARCI DARRO AH IYO XAALAD ADAG OO KA JIRTA XERO QAXOOTI OO UU MAALGALIYO MIDOWGA YURUB

Inkastoo Golaha Yurub uu maalgaliyay xarumo cusub oo laga dhisay jasiiradaha badda Aegean si loogu qaabilo dadka magangelyo doonka ah, xarumahaas oo uu goluhu ballanqaaday in ay noqon doonaan “kuwo wanaagsan”, ayaa haddana dadka isir ahaanta loo soocay ee ku nool xarunta Samos waxa ay dhibaato kala kulmaan helitaanka adeegyada asaasiga ah, iyaga oo lagula kaco xarig aan loo meeldayin. Waa in Midowga Yurub uu xaqiijiyo in hirgelinta heshiiskiisa cusub ee ku aaddan muhaajiriinta iyo magangelyo doonka aanu horseedin tacaddiyo kuwaa lamid ah.

Choose a language to view report

Download PDF